ERAYO KU HABOON LABA QOF OO IN MUDO AH IS KHILAAF KU KALE MAQNAA

ERAYO KU HABOON LABA QOF OO IN MUDO AH IS KHILAAF KU KALE MAQNAA

Size
Price:

Read more


 Anigu dabadaa ma hanan

Daryeel ruux ii huroo

Dareen ii muujiyee

Adigu ruux daacadoo

Ma heshay dabaday ku jecel?


Ayaamo horoo durkiyo

Sidayda ma daawataa

Xusuus daxalaysatoo

Dharaaraha diiqadaa

Hurdada ma is daba martaan?


Dabuubtiyo weedhahaan

Dabaca isu odhan jirniyo

Wakhtiyo isku duubnidii

Markaad dib u gocato sow

Qalbigu marar kuma damqado?

0 Reviews

Contact Form

Name

Email *

Message *