ERAYO JACAYLA AH KU DHEH LAMAANAHAAGA

ERAYO JACAYLA AH KU DHEH LAMAANAHAAGA

Size
Price:

Read more


Mar walba waxaan idiin haynaa erayo aad u macaan  oo aad lamaanahaaga aad u dirtid si aad u gashaan mawjadaha jacaylka 

Qof  La Siiyo Waad Mudan Tahee

Qaado Wadnahayga

Qalbiga Waan Kugu Tolee

Daawo Quruxdiisa

Kuu Quudhay Maankiyo Naftee

Quudi Niyadayda

Qudha Ruux La Siiya Tahoo

Loona Qiro Taase

Ku Qabowso Qayrkaa Naftani

Waanay Qabanayne.

0 Reviews

Contact Form

Name

Email *

Message *