Read more
Qalbiga bini aadamku hadii uu jabo way adagtahay si loo soo celiyo farxadu waxay taal marka qofka aad xidhiidhka laleedahay ama nolosha aad wadaagaysaan inaad ilaalisaan qalbiyadiina
Jacaylku kolba qof ayuu ku badan yahay labada qof markaa waa in midba midka kale dhawro qalbigiisa oo uu ilaaliyo kana dhawro wax kastoo dhib u keeni karta ama uu ku murugoon karo
Halkan waxaan idinku haynaa erayo qalbiga taabanaya
intaad iga caagganayd
cadhooteed iga fogayd
calaacalay maan ladnayn
cidloodoo waad ogayd
inaad cudud ii ahayd
canaantay kashii dirnayd
cabaarkaad iga maqnayd
naftii kuu ciilanayd
xasuusaha cashaqaa
ciqaaboo way nuglayd




0 Reviews