ERAYO CALAACAL AH OO QIIRO AH

ERAYO CALAACAL AH OO QIIRO AH

Size
Price:

Read more


 Cindigani la dhawaacay 
Cidladuu ku raagaye
Ma is tidhi markale cugo
Calmo oo qof kale jamo 
Ma is tidhi  cawaysyadu 
Kali kuma cuddoonee 
Camir nolosha oo soco
Cagahana mar kale gali
Ceelashii jacaylada 
Niyaddaa cajiibee
Cashar wixii ku soo maray 
Dib makuu celceliyeen
Ileen waad cadibantoo
Xusuusbaa ku ciishaye
Mayska wayday cudud iyo 
Cod jacayl diyaar u ah





Mar walba waxaan idiin soo galin doonaa erayo aad u macaan oo ka hadlaya lamaanaha murugo iyo farxadba

Xili kasta ha ka fogaan farxadsame kamid noqo saaxiibka ugu dhaw noloshu waxay macaantahay markaad haysatid qof kula fahmay 

Qof walba wuxuu raadiyaa qof u qalba farxadna siin kara isna uu siin karo wada noolaashaha labada qof waxay ku xidhan tahay kalsoonida ka dhaxaysa 

Haday tahay kalsoonidaasi mid adag lamaanahaasi waxay gaadhi doonaan guul mar walba

0 Reviews

Contact Form

Name

Email *

Message *